Shir Ku Saabsan Dowlad Wanaagga Iyo Is-Xisaabtanka
D.W.F Oo Ka Qayb-Gashay Shir Ku Saabsan Dowlad Wanaagga Iyo Is-Xisaabtanka Hay’adda Daryeelka Naafada ee Disable Welfare Foundation (DWF) ayaa ka qayb-gashay shir labo maalmood socday (14–15 Abril), kaas oo looga hadlayay xoojinta dowlad wanaagga iyo doorka ay bulshada rayidka ah ku leeyihiin kormeerka hay’adaha dowladda. Shirkan muddadii uu socday, DWF waxay xoojisay kaalinteeda ku aaddan: Hufnaanta […]
Shir Ku Saabsan Dowlad Wanaagga Iyo Is-Xisaabtanka Read More »
