Maanta waxaa la soo gabagabeyay wareega 1aad ee tartanka qura’aan aqriska naafada ee magalada Muqdisho. Waxaa usoo gudbay 9 tartame oo kamid ahaa 30kii qofood ee kaqayb gashay. #Waxaa taaba galisay: HORMUUD FOUNDATION #Waxaa soo abaabulay: HAYADDA DARYEELK NAAFA (DWF) #Waxaa tabinaya: ASTAAN TV #Xarunta: Dugsiga Indhoolayaasha Alnur Muqdisho