Gudoomiyaha hayadda DWF ahna maamulaha dugsiga indhoolayaasha Alnur … Leave a Comment / Complete Project, Projects / By jefjb
Maanta waxaa la soo gabagabeyay wareega 1aad ee tartanka qura’aan aqriska naafada ee magalada Muqdisho. Waxaa usoo gudbay 9 tartame oo kamid ahaa 30kii qofood ee kaqayb gashay. #Waxaa taaba galisay: HORMUUD FOUNDATION #Waxaa soo abaabulay: HAYADDA DARYEELK NAAFA (DWF) #Waxaa tabinaya: ASTAAN TV #Xarunta: Dugsiga Indhoolayaasha Alnur Muqdisho Leave a Comment / Complete Project, Projects / By jefjb
Preparing 45 Blind children in Al-Nor School for the blind the way of participating and continuing their future education to the normal school and university studies when they finished the course of skill and techniques of Leave a Comment / Complete Project / By jefjb
Zakatul fitra program for poor and orphan women and children of IDP camps 150 in number.Share Leave a Comment / Complete Project / By jefjb
Kulanka oo ahaa mid joogta ah oo ay yeeshaan wakiilada xubinta ka ah hayadda daryeelka Naafada ayaa waxaa ka qayb galay wakiilo ka socda dugsiga indhoolayaasha AL-nur ee magalada Muqdisho ururka indhoolayaasha Somaliyeed Ee SAB iyo ururka hawenka Naafada ee SOWD, Waxaana shir gudominayay gudoomiyaha hayadda daryeelka Naafada AVV Cabdifataax Maxmed Dahir. Leave a Comment / Complete Project / By jefjb
Xafladda xiritaanka tartan aqooneedka Naafada. Hayadda Daryeelka Naafada iyo Hayadda Hormuud Telcom Foundation ayaa magalada muqdisho ku soo gaba gabeyay tartanka quraan aqriska naafada, iyaadoo abaal marin lacageed iyo shahaadooyin lagu doonsiyay sadaxdii tartame ee kaalmaha igu horeya tartanka ka galay. Kuwaas oo kalahaa Maxmed Nuur Qobey, Cabdiraxmaan Sheekh Maxmuud, Ibrahim. Leave a Comment / Complete Project / By jefjb
Udhiya slaughtered goats and sheep’s, benefited by 190 families of disabled people in Benadir region and surrounding villages of Afgooye Corridors. Leave a Comment / Complete Project / By jefjb